BaixarAPK
Pacote de Arquivos para Android
Informação curta
Na generalidade o arquivo Daariz(Daariz ) estabeleceu a sua avaliação 0 até 10. Trata-se duma avaliação cumulativa, pois os melhores aplicativos na loja do Google Play têm uma avaliação de 8 até 10. Total de críticas na loja do google play 0. Número total de críticas cinco estrelas recebido 0. Este aplicativo foi classificado de mau por 0 número de utilizadores. O intervalo do número estimado de descargas situa-se entre 100,000+ downloads na loja do google play Daariz(Daariz ) situada na categoria Educação, com etiquetas e foi desenvolvida por Sahamiye Foundation. Pode visitar o website deles https://daariz.org ou enviar-lhes um info@daariz.org. Daariz(Daariz ) pode ser instalado em dispositivos android com a 4.4(Kitkat)+. Só proporcionamos pacotes de arquivos originais. Se algum dos materiais deste site violar os seus direitos, informe-nos Pode também descarregar o pacote de arquivos do Google e executá-lo utilizando emuladores do android tais como o big nox app player, o bluestacks ou o koplayer. Pode também descarregar o pacote de arquivos do Daariz(Daariz ) e executá-lo em emuladores android, tais como o bluestacks ou o koplayer. Versões do pacote de arquivos Daariz(Daariz ) disponíveis no nosso site: 1.18. A última versão do Daariz(Daariz ) é 1.18 e foi atualizada 2022/31/08
Captura de ecrã de Daariz
Descrição de Daariz

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.

Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-dahab iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ahiga iyo xog-helidda wakhtigan.

Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto em aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.

Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi waxa é kuu suuragelinaysaa em aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.

Waxbarashadu waa em noqotaa meados de uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz cera ka baranaysay.

Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin em ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa é suuragelinayaan em qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!

Histórico da versão Daariz
Novo em Daariz Somali 1.18
Waxa aanu ku soo darnay sheekooyin tiradoodu kor u dhaafayaan soddon oo ku jira heerka labaad. Sidoo kale, waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo. Waa ku kaa!
Por favor, classifique este aplicativo
Mais informações
Outras versões do Daariz Somali para Android
Android comum aplicativos